EU-kommission

Maamulka sare ee ururka EU-da

Madaxa hoggaanka maamulka ururka midowga Yurub José Manuel Barroso oo dhowaanta soo bandhigey shir jaraaid ayaa jago culus ee awoodeed u magacaabey wakiilka dalkan u qaabilsan ururka Miodwga Yurub Cecilia Malmström iney hogaanka ururka masuul uga noqoto hoowlaha la xiriira shuruucda iyo soo galootiga. Barroso ayaa sidoo kale waxaa uu shirkaa jaraa'id ku caddeeyey kuraasta ey kala fariisan doonaan 25-ka xubnood ee hoggaanka ururka midowga Yurub ee uu madaxda ka yahey.