Eu-toppmötet

Maalgalinta mashruuca cimilada

Shir ey isugu yimaadeen madaxda dawladaha xubnaha ka ah ururka midoowga yurub ee Eu,kana socda magaalada Buruksalis ee caasimadda dalka Biljimka ayey isku dayayaan madaxdaasi, sidii go'aan ey ku mideeysan yihiin uga gaari lahaayeen ilaa iyo inta tiro ahaan ey le'ekaan doonto lacagta ururkaas Eu-du ku caawin doono dalalka dunida ugu fakhrisan si dalalkaasi dhankooda talaabo deg deg ah oo waxku ool ah ugu qaadaan ka hortagga khatarta cimilada.

Shirkaasna waxaa gudoominaya ra'isal wasaaraha dalkaan Iswiidhan Fredrik Rienfeldt oo isagu hadda haya kaltanka madaxtinimada ururka midoowga yurub.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista