Saabteknik till Kina

Saab iyo shirkad shiineeys ah

Shirkad shiineeys ah ayaa ka iibsatey shirkadda gawaarida ee Saab xuquuda farsamo ama teknaloojiyad qadiim ah oo ku saabsan habka baabuurta loo sameeyo,waxayna shirkadaasi ku iibsatey farsamadaas lacag dhan 200 malyan oo doolar,sida lagu qorey warbixin uu daabacay wargeeyska maalinlaha ah ee Dagens Industri.

Lacagtaas waxay shirkadda Saab ku xoojin doontaa wax soo saarkeeda sanadka soo socda ee 2010-ka.

Warshaddihii Saab ee sameeyn jirey noocyada baabuurta Saab 9-3 iyo9-5 ayaa hadda la furfurayaa,maraakiibna la saarayaa si ay wax soo saarkooda uga bilaabaan dalka Shiinaha.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista