Foto: Jonas Ekströmer/Scanpix.
Saab läggs ner

Saab oo albaabada loo laabayo

Shirkadda baabuurta ee General Motors oo iyadu ah mulkiilaha leh saamiga ugu badan ee shirkadda baabuurta sameeysa ee saab,ayaa biloowdey sidii ay albaabada ugu laabi laheeyd ama u xiri laheeyd shirkadda baabuurta sameeysa ee Saab Automobile,sidaasna waxaa warisey wakaaladda wararka ee Reuters.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista