midkamidda dhismayaashii burburey. Foto:radio tele ginen/scanpix
Svenska hjälp till Haiti

Boqolaal qof oo Ku dhintey dhulgariir ka dhacay dalka Haiti

Dalka haiti ayaa waxaa gilgiley dhulgariir aad u culus kaas oo awooda cabirkiisa uu yahay 7 .0, ahaan kii ugu darnaa ee ka dhaca qaradaas inta la ogyahay. Hay'ada gurmadka ee dalkaan Iswiidhan yaa ka qeeyb qaadaneeysa goobista dadka guryahu ku dumeen. Dhimashadda ayaa gaaraysa boqolaal qof, weeyna dhici kartaa in ay dhimashadu intaa ka badato waqtiyadda soo socda, maadaama kumaankun oo qof la aaminsan yahay in ay ku dhexjiraan guryahii burburey.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".