Foto: Claudio Bresciani/Scanpix.
Mobbundersökning

Baaritaan la xiriira is cakisidda.

Heeyadda xogogaalka iskuulaadka ayaa dhaleeceeyn ballaaran u soo jeedisey iskuullo fara badan, sida ay uga hoowl galaan cakisaadda ay dhallaanku isu geeystaan, iyo sidey uga gaashaaman lahaayeen.

Baaritaan ilaa 50 iskuul lagu sameeyey ayaa lagu ogaadey in khibradda ay iskuuladaani ka hortagga arrintaas cakisaada u leeyihiin ay aad u yar tahay.Ardey badan ayaa iyagu aaminsan in aysan waxba soo kordhineeyn haddii ay macalimiinta la socodsiiyaan dhibaha arrintaas loogu geeysto.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".