Sovjetisk dumpning

Xeebta Gotlan oo wasakh lagu daadiyay

Ciidammada milaterige ee dalkii horay loo oran jirey Midowga Soofiyeerti ayaa la sheegey iney ku duugeen badda xeebta ee jasiiradda Gotlande hub halis ah ee quwadda Nuclearka horraantii sagaashameeyadii, sida ku cad war laga soo xigtey barnaamij ka baxay idaacadda leeyska daawado ee SVT, laguna magacaabo Uppdrag Granskning, wareeysigaasina oo laga soo xigtay Donald Forsberg kana hoowlgala ciidamadda ammaanka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".