Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Vinter-OS 2010

Ciyaaraha Olombiga ee Vancouver

Publicerat måndag 22 februari 2010 kl 14.49
Ciyaartooydii guulaha soo hooysay kuwo kamida, Charlotte Kalla iyo Anna Haag. Foto Nisse Scimidt/Scanpix

Ciyaaraha Olombiga ee ka socda Vancouver oo ciyaartooyda reer Iswiidhan aad uga dhex muuqato, ilaa iyo hada eey heleen sadex biladood oo dahaba, hal qalina iyo sadex maara, najiidooyinkaan ayaa ahaa kuwa ay gaareen ilaa iyo maalintii sabtida. Ciyaaro badan yaa dhiman rajada guulahuna weey badan tahay. Ciyaarahaan jiilaalka ayeeysan reer iswiidhan ku han weeneey ineey guul lataaban karo ka soo hooyaan ciyaartooydu markii loo anba baxayey dalka dalka Canada oo ciyaaraha olombiga ee jiilaalka ka socdo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".