Spykers saabköp klart

Spyker oo Saab si rasmi ah u iibsatey

Shirkadda Spykers oo laga leeyahay dalka Holland ayaa hadda si rasmi ah oo kama dambeeys ah u iibsatey shirkadda Saab automobile ,waxayna shirkaddaasi hesiiskii ugu danbeeyey oo arrintaas ku saabsan la saxiixatey shirkadda GM,sidaasna waxaa wakaaladda wararka ee TT u sheegtey Saab.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".