Foto Reine Sundkvist
Satsning på lokalpoliskontor

Xafiisyo booliis oo la furey

Poliska ayaa sii wada furidda xafiisyo ay ka furteen xaafadaha magaalada Stockholm ,waxayna sanadkii la soo dhaafey fureen ilaa iyo tobaneeyo xafiis.

Ujeedada laga leeyahay furitaanka xafiisyadaan booliiska ayaa ah in ay xasilooni abuuraan iyo waliba kalsoonida lagu qabo booliiska.

Booliiska ayaa xiriira dhaw goobahaas kula yeesha dadweeynaha marar badana waxay ka muuqdaan goobahaas.

Booliiska ayaa furidda xafiisyadaan ku bilaabey 15

xafiis oo ay ka fureen magaalada Stockholm sanadkii 2006-dii.

Jiilaalka soo socda ayaana la furi doonaa xafiiskii ugu danbeeyey oo la furo ,markaas oo gobolka Stockholm ay ka furnaan doonaan 27 xafiis .

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".