Vancouvers OS

Gabagabadii Olompikada

Cayaartooydii ka socotey Iswiidhen ayaa ku guuleeysatey 11 billadood ee tartankii Olompikada ee lagu soo gabagabeeyay dalka Kanada. Waana natiijada ey filayeen guddiga Olompikada ee Iswiidhen. Guulaha ey cayaartooyda Iswiidhen ka soo hoyeen tartankaa ayaa ah midkii labaad taariikhda ee billadaha ugu sarreeya, ee 11-ka billadood, marka loo barbar dhigo Olompikadii lagu qabtey magaalada Turiin ee dalka Talyaaniga sannadkii 2006 oo ey ku guuleeysteen 14 billadood.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".