Rinkeby Moskér, foto: Berita Roald/Scanpix
Rinkeby Moskér

Xaafadda Rinkeby oo laga dhisi doono masaajid weyn

Xaafadda Rinkeby oo laga dhisi doono masaajid weyn, waxaa taas si wada jira u sheeciyey, siyaasiyiinta iyo maamulka magaaladda Stockholm kadib markii ay isla garteen in xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm laga dhiso masaajid ay mudo suga hayeen kuwo kamida muslimiinta ku dhaqan xaafadaas iyo nawaaxigeeda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".