Bishopen i katoliska kyrkan i sverige beredd avgå

Faraxumeeyn iyo kufsi dheeraad ah

Bishobka ugu sareeya dalkaan Iswiidhan madhabta kaatooliga ayaa sheegey in uu diyaar u yahay in uu iscasilo ka dib markii ay soo baxdey farxumeeyn iyo kufsi dheeraad ah .

Xilligii fasaxa ee usbuucaan ayaa daaha laga qaadey xaalad cusub oo faraxumeeyn ah oo ka dhexdhacdey kaniisadda kaatooliga gudeheeda.

Laba gabdhood ayaa wadaad ku khasbey kufsi iyo faraxumeeyn sanooyinkii lixdameeyadii ,taas oo lagu wargaliyey wadaadka kaatooliga Anders Arborelius sanadkii 2003-dii.

Hadda ka hor ayuu inkirey in ay jiraan wax meeyd ah oo kabdhka ugu jira.

Hadda ayuu rabaa in la magacaabo guddi baanaanka laga keeno oo baara arrimahan .

Sidoo kalana wuxuu sheegey in uu diyaar u yahay in uu iscasilo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista