Oppositionen vill höja bensinskatten

Xisbiyada mucaaradka iyo canshuuraha

Xisbiyada mucaaradka ayaa raba in ay siyaadiyaan canshuurta baansiinka,dhanka kalana dabaqaan canshuur cusub ee hantida "förmögenhetsskatt".

Canshuurahaan la siyaadinayo ayaa wadar ahaan khasnadda dawladda ku siyaadin doonta 11 milyaardar oo karoon.

Ilaa iyo hadda ma cadda sida ay ahaan doonto canshuurta hantidu.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista