NYA KAROLINSKA SJUKHUSET

Cusbitalka cusub ee Karoliiniska

Ugu horrayn bisha diseembar ee sannadka 2015, ayaa la filayaa in bukaanka ugu horreeya uu qaabilo dhismo cusub ee lagu kordhinayo cusbitalka Karolinska ee ku yaala xaafadda Solna. Dhismahaasina oo la filayo inuu sabab u noqdo xaafad cusub ee halkaa ka abuuranta iyo deegaanno gaaraya 5 500, iyo sidoo kale goobo shaqo ee gaarsiisan 36 kun.