Dhallinyara shaqa-doon ah. Foto: Scanpix.
Ungdomsfattigdom

Saboolnimada dhallinyarada

Saboolnimo badan ayaa la soo gudboonaatay dhallinyarada, sida ku cad warbixin sanadle ah oo ay soo saaraan sanad walba ururka maamulka dhallinyarada ee dalakn Iswiidhen.

Warbixinta sanadkan waxa lagu sheegay in ay kasii dartay shaqa la'aanta ku habsatay dhallinyarada. Waxaa kale oo warbixinta lagu sheegay in dhallinyaradu yihiin kuwa qaammo lagu yeesho. Halka ey Dhallinyaro badana ey gebi ahaan ka maqan yihiin suuqa shaqada, taas oo lagu macneeyay inuu saameeyn ku yeeshay dhaqaalaha aduunka ee xumaaday. Haseyeeshee Tord Strannefors oo u hadlay xafiiska shaqada wuxuu ku rajawayn yahay in dhallinyaradu yihiin kuwa ugu suurtagalka badan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".