Veckoarbetslöshet

Shaqo la,aanta oo soo badaneysa

Xafiiska shaqadda ee arbetsförmedlingen-ka, ayaa warbixintiisa toddobaad leh ah ee la soo bandhigay waxaa lugu sheegay in dad tiradooda gaarayo 239.000 oo shaqo laaweyaal ahi la diwaan geliyey toddobaadkii ina soo dhaafay. Tanina waxaa uu sare u kacay 2.500 oo ruux marka la bar bar dhigo toddobaadkii ka sii horeeyey. Sidoo kale ayaa xafiiska waxaa uu diiwaan gelin ku sameeyey 850 joogooyin  ama shaqooyin banaan.