Dareenka dhalin yarada Ogaden iyo aragtida suldaan Siraaje

Shir sanadeedkani waa kii 15aad ee Jaalidaha Ogadeniya u qabsoomay waxuuna sanadan ka qabsoomay magaalad Stokholm waa casumada dalkan Sweden 30-kii bishii Luulyo waxuuna socona hayey 3 maalmo oo lagu lafo gurah ahayey sidii loogga tabaabusheeysan lahaa xaladaha siyaasadeed ee murugsan ee hortaagan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeenya.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista