Pedofili

Maxkamad ka dhacday Kamboojiya

Maxklamad ku taala dalka Kamboojiya ayaa maanta arkii ugu horreeysay muddo siddeed sannadood ah ku xukuntay muwaadin Iswiidhish ee 63 jir ah inuu galmo u isticmaalay saddex wiil ee da’ yar.

Maxkamaddan oo bishii jannaayo ee sannadkan markii ugu horreeysay dhacday ayaa mar kale lagu dhawaaqay kolkii abiil laga qaatay. Iyadoona lagu xukumay lix sannadood iyo bar oo xabsiya. Muddadii maxkamadduu socotay ayuu ninkaasi mar uu wareeysi siiyay wargeeyska maalinlaha ee SVD inuu laaluushay qaadiyaashii maxkamadda lacag dhan 11 000 oo koron, hase yeeshee uu iska dheereeyay fikirkaa kolkii maxkamadda looga dooday.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista