
"Diyaar waxaan u nahay inaan ka wada shaqeeyno siyaasadda soo-galootiga".
Miljöpartiet villigt att samarbeta i flyktingfrågan
Mp iyo Wada shaqeeynta Dawladda
Xisbiga Doogga oo shalay ey galabnimadii labadiisa hogaamiye ka qeeyb-galeen shir jaraa’id ayey ku caddeeyeen in xisbigoodu diyaar u yahay inuu xisbiyada garabka midig ee Isku-tagga Iswiidhen kala shaqeeyo su’aalaha qaarkood, kadib kulan ey la yeesheen madaxa dawladda Fredrik Reinfeldt.
Xisbiga Doogga ayaan lagu casumin wax wada-shaqeeyn buuxda iyo xubno uu ku yeesho golaha wasiirrada, hase yeeshee sheegeen in wada-shaqeeyn la isku af-gartay.