Hot mot domare i kopplerimål

Hanjabaad Loo Geeysto Qareemmada

Toddobaadkii ina dhaafay ayuu qareen ku hoowlanaa dacwad ballaaran ee la xiriirtay fataalid iskaga dagay, middaasina oo loo sababeeyay hanjabaad, dhib iyo silcin isaga iyo qooyskiisaba loogu hanjabay , sida uu qoray wargeeyska Sydsvenskan, islamarkaana ay xaqiijisay heeyadda boliiska laanteeda ammaanku.

- Haa, way dhacday hanjabaad, iyadoo sidoo kale qalalaase ay maxkamaddana ka dhacday. Sidaa ayayna ula muuqatay in qareenka ay ula muuqatay in aanu hoowshiisa sii wadan karin. Sida uu sheegay Per Lidehäll, ahna sarkaal ka hoowl-gala ciidanka boliiska.

Dembigan fataalidda ah ayaa maxkamad loo soo hortaagay toban nin laguna eedeeyey iney kufsadeen ama oogadeeda isticmaaleen gabar 14 jir ah. 

Iyadoona kolkii qareenku dacwadda iska wareejiyay lagu macneeyay inuu xanuunsaday, halka ay aaneeyeen sababo kale. Waana falal horey uga dhacay dacwooyinka la xiriira fataalidda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".