DOMARHOT

Xaalad Cakiran ee Maxkammadaha

Hoowlaha maxkammadaha ee dalka ayey la soo gudboonaadeen xaalado cakiran, iyadoona hanjabaad iyo halis loo geeysto qareemmada ka hoowl-gala. Amuurtaa ayey ugu wacan tahay sida la sheegayo iney ka dambeeyaan dembiileyaal, waana halis in shakhsiyaad dembiileyaal ahi saameeyn ku yeeshaan hoowlaha goobaha cadaaladda. Iyadoona falkii ugu dambeeyay la xiriiray kufsi iyo isticmaal jireed lagula kacay gabar 14-jir oo raggii dembiyadaa lagu soo oogay ey hanjabaad kula kaceen sdii ey saameeyn ugu yeelan lahaayeen maxkamadda.