Inför riksdagsstarten

Kullanka Xubnaha Baarlamanka

Salaasadda foodda innagu soo haysa taariikhduna tahay 5 bisha oktoobar ayuu bilaabmi doonnaa hoowl-sannadeedka mudaneyaasha baarlamanka ee dalkan Iswiidhen. Maalintaasina oo haddii aan inta ka horreeysa la shaacin la soo ban-dhigi doonaa xubnaha golaha dawladda iyo sida xisbiyada garabka midig ee Isku-tagga Iswiidhen u kala qeybsadeen kuraasta wasiirrada.

Maalinta isniinta ee ka horreeysa ayuu baarlamanku u codeeyn doonaa af-hayeenka hagi doona hoggaanka baarlamanka. Maalintaasina oo ah suurtagalkii ugu horreeyay ee xisbiga Sverigedimoqoraadigu saameeyn ku yeelan kari doono hoowlaha baarlamanka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".