Per Schlingmann, gacan yarihii xisbiga M oo is casilay. Foto: Pontus Lundahl/Scanpix.
Moderaternas partisekreterare avgår.

Per Schlingmann oo is casilay

Gacan yarahii xisbiga Mudaraatka laga soo bilaabo sannadkii 2006, lahaana fikirka Mudaraatka Cusub Per Schlingmann ayaa ka iska casilay jagadii uu xisbiga u hayay.

Maanta duhurnimada ayuu madaxa dawladdu shir-jaraaid ku soo bandhigi doonaa af-hayeenka cusub ee xisbiga uu hogaamiyaha u yahay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".