Nobelpris i medicin

Robert Edwards iyo Nobelka daawada

Biladda Noobeelka sanadkan ee cilmiga daawada iyo fisiyoolajiga ayaa waxaa ku guuleeystey Robert Edwards oo u dhashey dalka boqortooyada Britain.

Edward ayaa biladdaan ku muteeystey hawshii uu ka geeystey ilmaha quraaradda lagu bacrimiyo,waxaana hawshaas kala qeeyb qaatey nin hadda dhintey oo ay Edward wadashaqeeyn jireen laguna magacaabi jirey Patrick Steptoe.