M-ledamot ifrågasatt för islamism

Xildhibaan Soomaali ah

118-ka mudane ee ku cusub xubinnimada mudaneyaasha baarlamanka ayaaney farta ku mudneeyn oo keliya labaatanka mudane ee xisbiga Isveeriyedimoqoraadiga. Waxaa isaguna jira mudane ka tirsan xisbiga Mudaraatka eey farta loogu fiiqay inuu yahay xag-jir iyo in kale.