Dhabbada siyaasadda ee dawladda.
FAKTA RIKSMÖTETS ÖPPNANDE:

Hoowlsannadeedkii Baaralamnaka

Sannad walba ayaa xilligan oo kale la furaa hoowl-sannadeedka mudaneyaasha baarlamanka. Waana mid ka mid ah labada jeer ee la furo hoowlaha baarlamanka.

Duhurnimada maanta kolka ay saacaddu tahay 13.00-13.40 ayey mudaneyaasha baarlamanka iyo martida kaleba soo caga dhigan doonaan xarunta baarlamanka.

Saacaddu kolkay tahay labada iyo labaatan duhurnimo ayuu madaxa dawladdu Fredrik Reinfeldt baarlamanka ka akhrin doonaa dhabbada siyaasadda ee dawladda uu hogaamiyo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".