Kaldeer och SD

Ajaaniib u Codeeysey Xisbiga SD

Xaafadda Södertälje ayna ku badan yihiin dadyoowga asal ahaan ka soo jeeda dalka dibaddiisa ayuu xisbiga Sverigedimoqoraadigu ku guuleeystay taageero gaarsiisan goobaha qaarkood siddeed boqolkii, iyadoona cod-bixiyeyaasha u codeeyay xisbiga SD ey ka mid ahaayeen dadyoowga goobahaa ku dhaqan, asal ahaanna ka soo jeeda qoowmiyadda Kristanka ciraaqiyiinta ee Kaldeeyrka loo yaqaanno.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".