Culumada ku guuleeysatey Nobelka kiimikada ee sanadkaan 2010. Foto: Nobelprize.org.
Nobelpris kemi

Saddex nin oo heshey Nobelka kimikada

Biladda Nobel-ka ee Kiimikada ayaa waxaa sanadkaan ku guuleeystey saddex nin oo kala ah Richard Heck oo u dhashey dalka mareeykanka , Ei-ichi Negishi  iyo Akira Suzuki oo iyaguna u dhashey dalka Japan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".