Wasiirka socdaalkaTobias Billström (M)

Billström oo ku fakaraya in soomaalida loo sahlo u keenidda ehelkooda

Wasiirka socdaalka Tobias Billström ayaa idaacadda wararka ee Ekot u sheegey in uu ku fakarayo in uu sharciga wax ka badalo si soomaalida loogu sahlo in ehelkooda loo keeno .

Laga soo bilaabo bishii maarso ee sanadkaan 2010-ka ayaa waxaa la adkeeyey in soomaalida loo keeno eheladooda dibadda uga maqan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".