Qoraaga ku guuleeystey abaalmarinta Nobel-ka suugaanta 2010-ka Mario Vargas Llosa
Litteraturpriset

Qoraa heley Noobeel-ka suugaanta

Abaalmarinta Nobel ee suugaanta ayaa waxaa sanadkaan ku guuleeystey Mario vargas Liosa oo ah qoraa u dhashey dalka Peru .

waxaana abaalmarintaas lagu siiyey doorka uu ka qaatey horumarinta suugaanta iyo dhismaha xukuumadaha.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".