Vara Vilja Kunna en Inspirationsbok För Unga SvenskSomalier

Buug Lagu Soo Bandhigay

Farmashiiste, dhakhtar, injineer, madax waaxeed, arday jaamicadeed, dhaqaale yahan iyo qaar kaleba waxey ka mid yihiin dadyoow noloshooda looga warramay buug dhowaantan soo baxay looguna magac daray: Vara, Vilja, Kunna - Ahaansho, rabitaan iyo awoodid oo markii ugu horreeysay lagu soo bandhigay Carwadii buugagta ee magaalada Gothenburg, arbacadii ina dhaaftayna aqoon is weeydaarsi la xiriira lagu qabtay xarunta baarlamanka dalkan Iswiidhen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".