Fardowsa Shiikh, gudoomiyaha ururka haweenka soomaaliyeed ee Gävle
Somaliska Demonstration I Gävle

Mudaaharaad Ka Dhacay Gävle

Mudaharaad ay soomaalida carriga Gävle isugu soo bexeen kagana cabanayeen sharciga heeyadda socdaalka ee lagu adkeeyay sidii ehelka la isugu keeni. Khadka telefoonka ayaannu kula xiriirnay Fardowsa Shiikh.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".