Saddexda caalin ee ku guuleeystey abaalmarinta dhaqaalaha ee Nobeelka 2010.
Ekonomipriset delas av tre

Biladda Dhaqaalaha ee Nobeelka

Machadka akadeemiyada boqorka ayaa maanta shaaciyay iney ku guuleeysteen bilad-sharafta abaalmarinta Nobeelka ee dhaqaalaha, culimada: Peter A. Diamond, kana howl-gala machadka teknooloojiyada ee Massachusett, Cambridge, MA, USA,  Dale T. Mortensen, oo ka hoowl-gala jaamicadda Northwestern, ee Evanston, IL, USA iyo Christopher A. Pissarides, oo ka hoowl-gala iskuulka dhaqaalaha iyo culuunta siyaasadda ee magaalada London ee carriga boqortooyada Ingiriiska.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".