Malmö bomblarm

Bam Looga Cabsi Qabo Malmö

Suuqa magaalaha xaafadda Rosengårds ee magaalada Malmö ayaa albaabada loo laabay kadin kolkii laga shakiyay in bamka qarxaa ku jiro abbaarihii labadii duhurnimo ee maanta. Ciidanka ammaanka laantiisa ku shaqada leh waxyaabaha qarxa ayaa ku hoowlan sidii loo hubsan lahaa.

Polisens bombtekniker finns på plats för att undersöka föremålet, en väska. Wixii amuurtaa ku soo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".