Arbetsmiljöverket granskar landets akutsjukhus

Isbitaalo baaris lagu sameeynayo

Hay'adda dhawridda bay'adda shaqada ayaa baaris ku sameeyneeysa isbitaalada gargaarka deg dega ah ee dalkaan ka dib markii ay bukaansocod badani u dhinteen Sababo la xiriira dadkii oo ku batey iyo shaqaalaha oo isbitaaladaas ku yar.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".