Kemikalie kvitton

Kiimiko Lagu Sheegay Lacagta

Baaxadda uu le’eg tahay kiimikada bisfenol A ayaa la ogaaday inay ka ballaaran tahay intii hore. Kiimikadanina dhibaateeyso Hormoonka bani’aadamka.

Hore ayaa looga digay in kiimikadan laga helo tusaale ahaan caagagga quraarradaha dhallaanka caanaha lagu siiyo oo ay nuugaan iyo resiidka goobaha baayac-mushtarka kolka aad wax iibsato la iska siiyo.

Hase yeeshee cilmi-baaris ey sameeyeen culimo iswiidhish ah ayaa sidoo kale lagu ogaaday in kiimikadaa laga helo boorsooyinka lacagta lagu rito iyo lacagta warqadda ah.

                                                       Kenadid.Mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista