Bodström säger upp sin riksdagsplats

Bodström oo iscasiley

Wasiirkii hore ee cadaaladda Thomas Bodström, ahna xubin ka tirsan xisbiga Sooshiyaaldimoqoraadiga ayaa iska casiley kursigii xildhibaanimada ee uu baarlamaanka ku lahaa ka dib markii loo diidey fasax uu dalbadey oo uu ku doonayey in uu u qaato mid ka mid ah dhallaankiisa .

Bodström oo hadda isaga iyo qeeyskiisuba ku sugan yihiin dalka Mareeykanka,ayaa la sheegey in uu halkaas ku sii sugnaan doono,

su'aasha la isweeydiinayo ayaase ah raad intee le'eg ayey iscasilaada Bidström uga tageeysaa xisbiga uu ka tirsan yahay ee Sooshaldimoqoraadiga maadaama uu ka mid yahay siyaasiyiinta ugu tunka weeyn ee xisbigaas.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista