Haiti upplopp

Afduub ka dhacay dalka Haiti

Lix Iswiidhish ah ,shan booliis ah iyo qof ka tirsan ciidamada asluubta ayaa maalintii shaley waxaa afduub loogu geeystey,gabaadna loogu qabsadey gadood ka dhacay xabsi ku yaala caasumadda dalka Haiti ee Port-au-Prince,sida uu sheegey Leo Lindqvist oo ah ku simaha waaxda ciidamada danbibaarista dalkaan u qaabilsan arrimaha dibadda.

Dhacdadaas ayaa waxaa dhaawac fudud ka soo gaarey qof Iswiidhish ah,sidoo kalana waxaa isla goobtaas ku geeriyoodey saddex qof oo ka mid ahaa dadkii halkaas lagu afduubey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista