Erik Thedéen oo loo magacaabey xoghaye wasaaradeed.
Börs VD blir statssekreterare

Xoghaye wasaaradeed oo la magacaabey

Agaasimihii suuqa saamileeyda magaalada Stockholm Erik Thedéen ayaa shaqadiisii ka tagey ka dib markii loo magacaabey xoghayaha wasaaradda suuqa baayacmushtarka ee uu wasiirka ka yahay Peter Norman.

Waxaa hadda lagu gudajraa sidii loo heli lahaa ciddii qaban laheeyd jagadaas uu baneeyey Erik Thedéen sida ay warsaxaafadeed ku sheegtey shirkadda iyadu iska leh suuqa saamileeyda magaaladda Stockholm oo lagu magacaabo Nastaq OMX.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".