Caruurtaa kamida dadyoowga loogeeysto xadgudubyadda isku galmoodka
Sexuallbrottsutredning

Baaritaan lagu eegay xadgudubyadda isku galmoodka

Guddi loo saarey ineey talo ka soo jeediyaan sidii waxa loogabadali lahaa sharciga u yaala maantay xadgudubyadda isku galmoodka ee loogeeysto dhalaanka iyo dadka weenba.Guddigan oo baaritaan qoto dheer ku soo sameeyay meesha ay xaaldaasi mareeyso ayaa maantey u soo gudbiyeen talooyinkii iyo meelaha ay u arkaan in waxa laga badalo wasiirka Cadaalada ee dalkan Iswiidhan Beatrice Ask.Qoraalkaan ayaan dhameeys tirneen waloow ay dhaliilo badani ka buuxaan

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".