Taliye horee booliis oo xukun ku dhacay Göran Lindberg. Foto: Jonas Ekströmer/Scanpix

Taliye booliis oo hore ayaa maxkamadi xukuntey

Maxkamadda rafcaanka ayaa ridey xukun ay ciqaabta uga khafiifisey Göran Lindberg oo taliye booliis horey u ahaan jirey ,waxayna maxkamadda rafcaanku ku  xukuntey lix sanadood  oo xarrig ah,meeshii ay maxkamad hore taliyahaas ugu xukuntey xarrig dhan lix sanadood iyo bar.

Göran Lindberg ayaa lagu heley in uu geeystey danbiyo uu kufsi ka mid yahay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".