XEER HORTAAGAN IN WAALID LA MIDOOBAAN DHALLAANKOODA

Dhallaan Iyo Waalidkii Dhalay oo Is La´

Barnaamij toddobaadle ah ee ka baxa idaacadda P1 laguna magacaabo ”Barnen - dhallaanka", waxaa maalinta jimcada lagaga hadli doonaa barnaamij la xiriira dhallaanka soomaalida kelinimada ku yimaada ee laga hor-istaagay sidii ey wallidiintood ula midoobi lahaayeen. Amuurtaasina ay ka dambeeysay xeerka cusub ee maxkamadda sare ee socdaalku ku gaartay horraantii sannadkan 2010 in ruuxu jinsiyaddiisa caddeeyo, islamarkaana ay hayadda socdaalku hirgelisay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".