Labadii nin ee u hadleeysay, Peter Sunde (dhexda) iyo Fredrik Neij oo u sii socda maxkamada. Foto: Anders Wiklund / Scanpix
Idag faller domen

Rag maxkamad la soo saarey.

Maxkamadda racfaanka ayaa maantey la soo hor joojin doonaa ragii lagu soo eedeeyay ineey si burcad nimaa u jilaabteen filimo iyo musik iyaga oo adeegsaday  aalada interned-ka. Nimankaan oo horey looga sii daayey maxkamadda hoose ee degmada bishii oktober ee sanadkii hore.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".