Tartankii Addunka ee Kubbadda Gacanta

Shaleeyto oo kooxda qaranka kubbadda gacanta Iswiidhen ay iskaga hor-yimaadeen kooxda qaranka Arjentiina, tartankii adduunka ee kubbadda gacanta ayay 22 iyo 27 gool markii ugu horreeysay intii uu socday tartanka guuldarro ku raacday kooxda qaranka kubbadda gacanta ee dalka Iswiidhen

Guusha ay soo hoyeen kooxda qaranka Arjentiina ayay macnaheedu tahay in Arjentiina iyo kooxda qaranka Poolan ey u gudbi doonaan kaltanka labaad ee tartanka, halka kooxda qaranka Iswiidhen iyaga oo wata labadii guul iyo dhibcihii ay hore u gaareen u gudbi doonaan tartanka dhexe.

Isha: svt sport

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".