Madaxa Dawladda Fredrik Reinfeldt oo dood kula jira Maria Wetterstrand xilligii dooddu ka socotauy baarlamanka. Sawir-qaade: Fredrik Sandberg/Scanpix.
DOODDII HOGAAMIYEYAASHA XISBIYADA EE BAARLAMANKA

Siyaasadda soo galootiga oo Laga Dooday

Maria Wetterstrand, kana mid ah labada af-hayeen ee xisbiga Doogga oo markii ugu dambeeysay iyada oo hoggaanka xisbiga haysa markii ugu dambeeysay ka qeeyb qaadatay dooddii ey maanta isaga hor-yimaadeen hogaamiyeyaasha xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka, ayaa dooddeedii xoogga ku saartay siyaasadda la xiriirta is-dhex-galka iyadoona ka tallaaba qaadeeysay xaaladda siyaasadda soo galootiga ee dalka Denmark iyo in siyaasad middaa la mid ah ay ku xidideeysato dalka iyada oo loo soo marayo xisbiga Sveeriyedimoqoraadiga. Sidaa daraadeed ayay Wetterstrand gacanta ugu haadisay dawladda sidii ey wada-shaqeeyn u yeelan lahaayeen si middaa looga hot-tago.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".