Soomaali bannaan-baxeysa
BURBURKII SOOMAALIYA OO LABAATAN JIRSADAY

Waa Maxay Rajada Soomaalida

11 min

Labaatan sano ayaa laga joogaa burburkii dawladnimo ee dalkii loo yaqiinay Soomaaliya. Dadyoow badan ee soomaaliyeed ayaa ku haminayey iney dalkooda dib ugu noqdaan kolii colaaddu dhammaato. Xaggeey rajadaasi ku dambeeysay labaatan sannadood dabadeed. 

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista