Midka mida tareemada ay ku kulmaan ee magaalada Stockholm. Foto: Bertil Ericson/Scanpix.
Bristerna har påtalats flera gånger tidigare

Ha'yadda hanti dhoowrka dalkaan Iswiidhan oo eedaysay ha'yadda tareenada

Waxaa laba jibaarmey miisaaniyaddii ay dawladdu horey ugu qorsheeysay ha'yadda tareenada (Banverket) dalkaan ,taas oo aad u sii kacaday in ka badan 3 milyaardar oo karoon,sida uu sheegey Claes Norgren oo ka tirsan ha'yadda hanti dhoowrka dalkaan Iswiidhan u qaabilsan mar uu ka hadlayey warbixin ay ku eegeen 28-kii wadoo tareen ee dayactirka lagu sameeyey intii u dhexeesey sanooyinkii 2005-tii ilaa iyo 2009-kii iyo waliba wadooyinka ay tareenada dheereeyaa maraan. Sarkaalka ayaa sheegay in ay aad u liidato warbixinta dhaqaale ee hay'addaas iyo waliba qiyaastooda maaliyadeed.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".