Shaqo raadin
Jobbsökbidrag

Deeq lacageed oo shaqo raadsashada la xiriirta

Laga bilaabo 1-da bisha labaad ee febraayo waxaa jira fursado wanaagsan oo lagu heli karo kaalmo dhaqaale, sida in lagu raro (meel kale laguu raro), in lagaa bixiyo safarka shaqada aadiddeeda iyo ka soo noqoshadeeda iyo waliba in lagaa bixiyo safarka diyaarada oo marba meeshii shaqo laga helayo loo raacayo, waana  dalalka EU iyo kuwa EES.

Fursadaan waxaad codsan kartaa markii aad shaqa-doone  tahay, waxeeyna la mid tahay tii uu xafiiska shaqadu (arbetsförmedlingen) bixin jirey markii qofku shaqo ka raadsanayo  wadankaan Iswiidhan gudihiisa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista