Qaraxii Moscow
Bildt Moskvareaktion

Ismiidaamintii Moscow

Qaraxii ka dhacay garoonka diyaaradaha caasumadda Ruushka ee Moscow ayaa ka mid ah qaraxayada aadka loo canbaareeyay,qaraxaan oo ahaa ismiidaamin ayaa waxaa fuliyey dad aan wali faraha lagu soo dhigin, waxaana qaraxaas ku naf waayey in ka badan soddon iyo shan qof, in ka badan boqol qofna waa ay ku dhaawacmeen.

Wasiirka arrimmaha dibadda dalkan Iswiidhan Carl Bildt ayaa ku tilmaamey qaraxaas "mid aan caqligal aheeyn, aadna looga naxo".

Carl Bildt ayaa dhanka kale baroor diiq u direy shacabka Ruushka oo ay dhawr jeer ku dhacday arimo kuwaan oo kale ah.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".